Guddiga doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo ku dhawaaqay Jadwal

Gudiga maamulka Doorashada Xildibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa Shaaciyay Jadwalka Doorashooyinka Xubnaha Aqalka sare ee Gobalada waqooyi.

Doorashada Aqalka Sare oo ka kooban 11 xubnood ayaa lagu waddaa in dabayaaqashada bishaan ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho.

Maalinta khamiista ah waxaa bilaaban doonta diwaangalinta Musharaxiinta iyo Shihaado siintooda.