Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubbaland Oo Maanta la,Aasay

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Shaafi Raabi Kaahin oo shalay qarax lagu dilay.

Labada Madaxweyne ku xigeen Gudoonka Baarlamaanka iyo dadweyne kala duwan ayaa sidoo kale ka qaybgalay Aaska Marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo ahaa Guddoomiyihii Rugta Gancsiga.