Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Mudane Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta ka qeyb galey, Munaasabad lagu Soo dhaweynaayo Hogaanka Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Waqooyiga Mareykanka oo Maanta lagu qabtey Magaalada Baydhabo.
Amb. Dr. Ali Said Faqi Gudoomiyaha Golaha wakiilada KG ayaa Hambalyo udirey hogaanka Jaanaliyada Koonfur Galbeed ee wadanka Mareykanka isagoona kula dar daaramey in ay ka shaqeyan Wadajirka , iyo horumarka Deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Golaha Wakiilada – KGS























