Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Qalabka Doorashada Kala Wareegey UNSOM Xafiiskeeda Baydhabo, Qalabkaas oo Isugu Jira Sanduuqii lagu Codeen Lahaa Iyo Qalab kale Waxaana kala wareegey Xubno ka Tirsan Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,
Qalabkan Maanta Guddiga lagu wareejiyey ayaa Muhiim u ah Howlah Shaqo ee Qabashada Doorashada,
Guddiga Guda galaya Diyaar garow iyo Wadatashi ku Qotama Qabashada Doorasho Xur iyo Xalaal ah Oo Si Nabdoon ku qabsoonta insha Allah.























