Gudiga Shaqaalaha Rayidka KG Oo la kulmay Agaasimayaasha Wasaaradaha KG(SAWIRO)

Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sharmarke Mohamed Kulow Ayaa maanta shir gudoomiyey Shirkii ugu horeeyey oo Agaasimiyasha Guud Wasaaradaha iyo Guddiga ay yeeshaan.

Kulanka ayaa intiisa badan waxas looga hadlayey Xoojinta wada shaqeynta Agaasimayaasha iyo Gudiga si loo dar dar galiyo hiigsiga iyo horumarinta habsami usocodka shaqada wasaaradaha.