Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb. Dr. Ali Said Fiqi ayaa Maanta gaarey Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya,
Waxaana gooronka diyaaradaha Muqdisho Aadan Cadde kusoo dhaweyay Wasiiro ,Xildhibaano ka wada Tirsan Dowlad Goboleedka KG iyo Dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

















