Gudoomiyaha degmda luuq ee gobolka gedo mudane maxamed c/laahi muude gardhuub ayaa maanta soo gaaray degmada asigona safar shaqa ah ugu maqnaa dalka itoobiya.
Gudoomiyaha waxana ka hortagay ciidamada xooga dalka soomaliyeed ku dhawaad meel u jirta 40 km degmada shacabka degmada luuq aya si weyn u soo dhaweyay.
Dhanka kale gudoomiya degmada ayaa waxa uu aad ugu mahad ciliyay ciidanka xooga dalka somaliyeed oo sida wanagsan ugu soo dhaweyay degmada luuq ee gobolka gedo.














