Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha gudiga Madax Banaan ee Xaduudaha Federalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si weyn looga soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u heshiisinta ayaa maanta si weyn ugu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay wafdi uu hogaaminaayo #Gudoomiyaha gudiga Madax Banaan ee Xaduudaha Federalka Soomaaliya.




















