Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabey Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose.
Guriga Wararka Maanta Gudoomiye Ku Xigeenada Amniga iyo Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose o lamagacaabey














