Gudoomiye Kuxigeenka Gudiga Doorashooyinka Madax Banaan ee Dalka Oo soo gaarey Baydhabo

Wafdigan Uu Hogaaminayey Gudoomiye Kuxigeenka Gudiga Doorashooyinka Madax Banaan ee Dalka Mudane Aadan Abdinasir Mohamed ee Maanta Soo Gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Muhiimadooda ay Tahay Sidii Dib Udayactir Loogu Samayn lahaa Xarunta Gudiga uu Kuleeyahay Magaalada Baydhabo iyo Bulshada Magaalada Sidii Loo siin lahaa Wacyigelin ku Aadan Arimaha Doorashooyinka