Gudoomiye Najax Oo Booqdey Xaafadaha uu ku Fatahay Wabiga Shabelle(Sawiro)

Gudoomiyaha Gobolka shabeelahah hoose Ibraahim Aadan Najah iyo qaar kamid ah maamulka Gobolka ayaa maanta waxey booqasho ku tageen xaafadaha Degmada Afgooye ee uu saameeyey fatahaadda wabiga Shabeelle, wuxuuna ku baaqey in loo gurmado dadka shacabka ah ee dhibaatada kasoo gaartey Fatahaadaasi.