Godoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta uu ku shaqeyn doono maamulka Sabiid Caanoole iyo suuqa weyn ee deegaanka si ay bulshada ugu ganacsadaaan, Mashaaricdan ayaa qeyb ka ah qorshooyinnka lagu hormarinaayo Degmooyinka iyo Degaanaada Gobolka.
















