Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax Waxaa uu Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada Deegaanka Janaale ee Degmada Marka u magacaabay Maxamed Faynuus Bood ka dib markuu arkay in lagama maarmaan ay tahay in la dhameystiro maamulka Deegaanka.
Gudoomiye Najax ayaa ku xigeenka arrimaha Bulshada Deegaanka Janaale ee Degmada Marka waxaa uu faray in uu si waafaqsan dowladnimada u guto waajibaadka loo xil-saaray.















