Gudoomiye Najax Oo Safar Shaqo ku tagay Degmada Qoryooley(Sawiro)

Godoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Safar Shaqo ku tagay Degmada #Qoryooley si usoo qiimeeyo bur burka loogeestay Buundada Degmada oo muhiiim u aheyd isku socodka Dadweynaha.

Sidoo kale kormeer Guud ayuu ku sameeyay baahiyaha magaalada ka jira iyo bulshada sidii ay ula shaqeyn lahaayen Ciidamada Difaaca Qoryooley iyo Amisom.