Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka wasaarada qorshaynta iyo maalgashida dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudana ahmed madoobe nuunow ayaa magacaabay Agaasimaha cusub ee Arimaha xalka waara iyo u adkeysiga afooyinka koonfur galbeed soomaaliya.
Gudoomiyihii hore ee Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watin ayaa loo Magacaabey inuu noqdo Agaasimaha cusub ee Arimaha xalka waara iyo u adkeysiga afooyinka koonfur galbeed soomaaliya.
Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa lagu sheegay in baahi loo qabay in la magacaabo xilkan cusub.















