Hanti Dhawrka Qaranka Oo Soo Saaray Warbixinta Baarista Sanadlaha Ah Ee 2019-Ka

Xafiiska hanti dhawraha guud ee qaranka Maxamed Cali Afgooye ayaa soo saaray warbixinta baarista maaliyadeed iyo u hoggaansanka sharciga, taas oo waafaqsan Dastuurka dalka, si loo ilaaliyo hufnaanta maamul maaliyadeed ee dawladda.