Horjooge Sare Alshabaab ah Oo lagu dilay Gobolka Baay(Sawiro)

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Daraawiishta KGS Ee fadhigoodu yahay Awdiinle ayaa waxaa ay ku soo dileen Madaxii hawlgelinta alshabaab ee Degmada Berdaale iyo Deegaanka Awdiinle Ibrahim Macalin Cabdi waxaana meydkiisa la keeney magaalada Baydhabo.

Saraakiisha Ciidamada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheehmgay in Sarkaalkan sare ee Maanta ay Qaarijiyeen uu kamid ahaa Xubnaha Alshabaab ee dhibaatooyin badan ka geysan jirey inta u dhaxey Awdiinle iyo Berdaale.