journaal ku Hadlaayo Af-maayga Oo Xafladiisu ka dhacaday Dalka Sweden

Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween iyo dhalinyaro kuwaas oo ka qeybgalay bandhig xafladeed ku saabsan Sanad guuradi 1aad ee joornaalky Hoghol ee lagu qoro luuqada Afka Maayga .

Xafladaas ayaa waxay ay ka dhacday Magaalada Eskilstuna ee Dalka SwedenXalay oo ay Taariikhdu ku beegney 01/02/2020.

Waxaana loogu hadlay xafladaas hormarka laga gaaray journaal ku Hadlaayo Af-maayga Hoghol.
Shirka waxaa lagu soo bandhigay buug lagu soo ururiyay qoraalkii wargeyka Hogol ee halkii sano ee joornaaka Hoghol uu howlgalay. Shirka waxa uu ku dhammaaday guul.