Kaamam ku yaala Magaalada baydhabo ee xarunta gobalka bay Ayaa Buux Dhaafiyay dadad xoog badan Boqolaal Qoys ayaa isaga Baxay Gur yahooda kadib markii biyuhu Joog Sare ku Galeen Kaamamkoodii .
Daadadkan ayaa ka Soo Goostay Dhanka Biyo Xireenka Magaalada kadib Roobabkii xalay Da’ayay qeybo ka mid ah Magaalada .
Maamulka Degmada iyo Ururada Bulshada ayaa wada Isku day lagu Xakameynaayo Qulqulka biyahan faraha badan .
Dadkii deganaa Kaamamkaas ayaa xalay baryay wadada maadama aysan haysan guryo kale oo ay ku Hooydaan.


medium wp-image-20531″ />














