Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ayaa waxa ay sheegayaan in dad Shacab ah oo careysan ay gudaha u galeen Kaniisad ku taallay jigjiga,islamarkaana ay dab qabadsiiyeen.
Muuqaallo ay baahiyeen dad ku sugan Gudaha Magaalada ayaa muujinaayay dab xooggan oo ka socda xarunta Kaniisadda.
Waxaa sidoo kale qeybo ka mid ah Magaalada laga maqlaya rasaas.














