KG Oo Daahfurtey Imtixaanka Fasalka 8aad(Sawiro)

Ku simamaha Madaxweynaha DKGS ahna Gudoomiyaha golaha wakiilada KG Mudane #Dr_Ali_Said_Fiqi ayaa maanta Baydhabo si rasmi ah ugu dahfurey imtixaanka Fasalka 8-aad oo ay qaadeyso Wasaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ,

Daahfurka imtixanaadka ayaa waxaa ku simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS mu wehlinaayay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS.

Tirada Ardeyda maanta Degmooyinka KGS imtixaanka Fasalka 8-aad u fadhisatey nasiibka u heley ayaa waxaa ay gaareysaa 6,220-ardey.