KG Oo Fasaxday Shaqaalaheeda

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay ogeysiineysaa dhamaan shaqaalaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga aheyn ee Dowladda KGS, laga bilaabo maalinta Khamiista ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 30/07/2020 ilaa maalinta Isniinta ah 03/08/2020 in ay fasaxan yihiin, Ciidul Adxa(CARAFO) awgeed.