KG Oo ka hadashay Xoreynta Kuntuwaarey(DAAWO)

Wasiirka Amniga Gudaha KGS, ayaa Cadeeyey in Maanta ay Ciidanka Militeriga Soomaaliya ay kala Wareegeen Alshabab Degmada Kurtun Waarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose.