Khilaaf soo gala dhex galay guddiga doorashooyinka heer Federaal

Xubno ka mid ah Gudiga doorashooyinka Federaalka ayaa war-saxafadeed ay soo saareen habraacii manta la soo saaray mid aan loo dhamayn oo Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka xubno uu ka mid yahay ay maanta u shaaciyeen si wadar ogol la’aan ah oo looga dan leeyahay in lagu carqaladeeyo doorashada.

Xubno ka hor yimi habraaca ayaa sheegay in jihaynta doorashada laga sugayo shirka wada tashiga qaran ee muqdisho ka furmaya.