Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo kordhay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya War kasoo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,517

o Laga Helay: 252

o Banadir: 150

o Puntland: 61

o Somaliland: 19

o Jubbaland: 10

o Galmudug: 9

o Konfurgalbeed: 3

o Lab: 141

o Dhedig: 111

o Bogsashada: 67

o Dhimasho: 21 (Banadir:18, Puntland:1, Konfurgalbeed:1, Somaliland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 16,787

Bogsashada Guud: 8,077

Dhimashada Guud: 918