Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somalia ayaa daahfurtay mashruuc loogu magac daray CAAC ee ka Hortaga Askareynta caruurta ka Yar 18,Sano.
Kulanka ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb galay saraakiisa kala ah Taliyaha Qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka Somalia G_Mohamed ciirow Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Bay G/dhexe Amiin mad Daruur
Taliyaha Nabad Sugida dagmada Baydhabo Md’mohamed Isack Aflow,
Mr_Michael Oo ah Senior child protection adviser UN assistance mission in Somalia
Iyo Hey’adaha Ka Shaqeeya arimaha Caruurta,
kulanka yaa aad la iskula fahmey sidii looga hortagi lahaa Askareynta Carruurta Da,dooda ay ka yartahay 18 Sano jirka Saraakiisha ayaa dhankooda soo dhaweeyey arrinkan sheegeyna in ay ku dadaali doonaan.




























