Agaasimaha guud Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdulaahi Siidow ayaa Shir gudoomiyey kulan ay kaso qeybgaleen Hay,addaha iyo Shirkadaha ka shaqeeya Hormarinta iyo wax soo saarka Beeraha Deeganada Koonfur Galbeed
Kulanka oo ahaa mid saacado qaatay islmarkaana la isku dhaafsanayey fikradaha ku aadan Hormarinta Beeraha iyo Wax soo saarka
#State_Agriculture_Forum.


















