Laftagareen Oo dib ugu soo laabtey Baydhabo siweyna loo soo dhaweyey-SAWIRO

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati gaduud wafdiga Madaxweynaha waxaa kuso dhoweyey Gudoomiyaha Baarlamaanka,Wasiiro,Xildhibaano,Sarakiisha Ciidanka iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Baydhabo.