Laftagareen Oo kulan.la qaatey Odayaasha dhaqanka Degmada Xuddur(Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo kulan la qatay odeyaasha Dhaqanka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Kulankan Maanta Madaxweyne Laftagareen uu la qaatey Odayaasha dhaqanka Waaxaa sidoo kale ku wehliyey qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada ee kamid ka ah Wafdigiisa.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa dhowr Maalmood waxaa ay ku suganyihiin Degmada Xuddur Ee Caasimadda Gobolka Bakool iyaga oo Halkaasi kawada Arimo horumarineed oo u badnaa Xarig jar Xaruumo Muhiim ah oo halkaasi laga hirgeliyey.

Madaxweyne Laftagareen ayaa sidoo kale Booqasho iyo kulamo la yeelanayey Qeybaha kala duwan ee bulshada Degmadaasi Xuddur.