Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ka qeybgali doono Shirka Wadatashiga heer Dowlad Goboleed iyo heer Federaal ayaa goordhow u amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.



















