- Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xariga kajaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DGKGS
munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa sido kale ka qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano,la taliyaal iyo Marti sharaf kale.














