Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Cabdi ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar kamid ah Maamulka degmada Afgoye,
Markuu arkay warqada talo soo jeedinta Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose,














