Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudana Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa manta Xariga ka Jaray Kawaanka Malaayga ee Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed oo dib u dayactir lagu SameyeyKalluunka oo ka mid ah Kheyraadka eebbe uu ku maneystay dalkeena somaliya .
Kawaankan manta la xarig jaray waxa loo iibigeeya kaluunka nuucyadiisa kala duwan xilli lagu guda jiro waqtiga bad xiranka oo ay ragga jalaabta kalluunka ay ku adag tahay helidiisa .
maantana Waxaa xariga kajarey madaxweynaha kgs, madaxweyne c/casiis iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shaley gaarey Degmada baraawe ee caasimda maamul goboleedka kgs



















