Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Falastiin Xasan Ibraahim oo kaalinta Sedaxaad ka gashay Imtixaanka Shahaadiga Sanad Dugsiyeedka 2020/2021.
Madaxweynaha ayaa Falastiin ubalan qaaday inuu udiraayo Jaamacad Dalka Dibadiisa ah.
Falastiin Xassan Ibraahim oo ka soo jeeda Deegaanadan Koonfur Galbeed ayaa kaalinta Sadaxaad Sanadkan waxaa ay ka gashey Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Sanad Dugsiyeedkan ee ay qaadey Dowlada Fedaraalka Soomaaliya,





















