Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Cabdulaahi Aadan Sangar Yariisow u magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Darawiishta Koonfur Galbeed.

Hoos ka Aqriso Warqadda Magacaabista