Madaxweyne laft-garen oo ka qayb-galay Shir ku saabsanaa Doorashooyinka Dalka

madaxweynaha dowlad goboleedka konfur galbeed soomaaliya mudane cabdicasis xasan maxamed laftageen oo ka qeyb galayay kulan Gollaha Wadatashiga Qaranka la qaateen Ku-xigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobey Aamina Mohamed ayaa ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle.

Kulanka ayaa waxaa Shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxaana qeyb ka ahaa madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalks Soomaaliya.

Kulanka ayaa Aalada Zoomka waxaa uga qeyb galay Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle, Puntland iyo Jubbaland .

Wafdiga ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM Amina Jane Momamed ayaa waxaa ay horay ula kulmeen Madaxweynaha dowalada fedraalka soomaaliya mudane Maxsmed Cabdullaahi Farmaajo.