Madaxweyne Laftagareen oo la kulmey Siyaasiyiinta Ka soo Jeeda G/Shabeelaha Hoose[SAWIRO]

Mid kamid ah Beelaha Dega Deeganada Koonfur Galbeed ayaa Cashasharaf u sameeyey Wafdigii uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen).

Casha Sharafta a oo ay Soo Qaban qaabiyeen Siyaasiyiinta Ka soo Jeeda Gobolka Shabeeleha Hoose oo uu ugu Horreeyo Ali Roba – Gudoomiyaha Ismaamulka Mandera county,Mohamed Mahamud,Mumad -Sentor Mandera,Adan HajiMpMandera west Mohamed Adow- fmr Mp Banisa ,And other top Gaare leadership in Kenya.

Cashada Kadib Waxay wada qaateen Kulan Saacado Qaatay oo Looga Hadlayey Xaaladaha ka jira Gobolada Koonfur Galbeed Waxayna Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta gareen Howl-galada Dib Loogu Xoreynayo Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Mashaariicda Hormarineed ee ka socda Gobolka.