Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magacaabay Gudi Farsamo oo Qiimeeya Dadka Sida Sharci darada ah U dhistay Agagaarka Airporka iyo Wadada Isbitaalka weyn ee Magaalada Baydhabo.