Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa magacaabay Agaasimaha Hab-Maamuuka Madaxtooyadda M.K.G.S. Waxaana loo magacaabay Mowliid Ibrahim Xasan.