Madaxweyne Laftagareen Oo Magacaabis sameeyey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Dikareeto kasoo Baxday Xafiiskisa Lagu Magacabay Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Shabeelaha Hoose