Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Madaxda Maamul goboleedka Galmudug ay isugu yimaadaan shir degdeg ah oo 24-ka bishan ka dhici doona Madaxtooyada Soomaaliya, si loo xaliyo khilaafka u dhaxeeya.















