Itoobiya oo gabi ahaanba Rabta inay kaguurto xisbiga EPRDF oo ay kuxoogwayn yihiin Ormada, Axmaarada, Tigrayga iyo SSN . Sifo loo helo xisbi loo siman yahay .
Dowladda Ethiopia oo gabi ahaanba badashey Magacii Xisbiga Talada haya ee EPRDF , Luuqadaha Shaqada ama wadanku lahanayo oo wax lagabadalay , Iyo waxyaabo kale .
EPRDF waxaa loobadalay Magaca EPP.
luuqadaha Shaqada Noqondoona Oo markii hore Kaliya Amxariga uun ahayd waxaa laga dhigay sidaaan .
Afsoomali
Ahmaric
Tigray
Canfar iyo
Oromo .
Xisbiya ayaa waxaa maamulkiisu uu noqon doonaaa Sadex darajo .
Madaxweyne
Madaxweyne kuxigeen iyo
Xoghayaha Guud ee xisbiga .
EPP ayaa noqon doona xisbi ay umidaysan yihiin dhamaan shucuubta ama xisbiyadda Dalkaaasi Itoobiya Kajira .
Deeganada 9 ka kilal ah ayuuu dagmo walba kafuran doonaa xafiis iyadoona Maamul walba umadax banaanaan doono shaqadiisa Xisbinimo .
Qodobadaan maanta la ansixiyay ayaa lahorgayn doonaa Golaha xisbiga EPRDF si ay u ansixiyaaan .














