Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha iyo Dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa ka qeyb gashay daah Furka Shirka Dib-u-eegidda Mashaariicda JPLG ee Dowladaha Hoose iyo Golaha Hagidda ee Dowladdaha Hoose (Steering Committee).
Mustaf Abdulaahi Hassan (Adaf) Agaasimaha guud ayaa shirka ku soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, gaar ahaan wasaarada arimaha gudaha.
Shirka waxaa kusoo qeybgalay dhamaan wasaarada arimaha gudaha heer dowlad-goboleed,heer federaal iyo dhamaan Hay’adaha UN-JPLG.















