Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku yeelan doonna xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.
Agendaha kulanka ayaa ah:
1. Warbixin Madaxweynaha JFS u jeedinayo Xubnaha Golaha Shacabka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in xildhibaanada Golaha Shacabka uu ka codsado in loo kordhiyo Mudada uu kusoo Magacabaayo Ra’iisul Wasaaraha dalka.














