MW Lafta-Gareen Oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Maamulka KGS

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddigaan ayaa waxaa ku lagu biirin doonaa Seddex xubnood oo ka imaanaya dhanka dowladda Federaalka.

Hoos ka aqriso warqadda