MW LaftaGareen Oo Magacaabay Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyada Gobolka Bakool

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maxamed Cabdiraxiin Cusmaan U-magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Gobolka Bakool.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA