Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka Madasha wadatashiga Qaran ee lagu dhamaystiraayo Geedi socodka Arimaha Doorashooyinka Dalka.
Shirka waxaa shir gudoominayey Ra’isul wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxaana ka qeybgalay Madaxweyniyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug,Puntland,Jubbaland,Hirshabelle iyo Maamulka Gobolka Banaadir


















