MW Laftagareen Oo u Hambalyeeyey Umadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Hambaliyeyey Xuska Maalinta Calanka 12 October

“Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa xuska maalinta Calanka Soomaaliyeed 12 October oo ku beegan maanta oo kale 67 sano ka hor,
Calankeena hasareeyo,Gobanimadu Soomaaliyeed ha waarto, Calanku waa astaanta dunidu nagu taqaanno.