MW Qoor Qoor oo ku dhawaaqay Guddiga Caleema Saarka

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddiga caleema saarka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug.

Guddigaan waxaa Gudoomiye u ah Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya.