Odayaasha dhaqanka iyo malaaqyada reer konfuur Galbeed Soomaaliya ee jubbaland ayaa waxaa ay baaq u direen Sh, mukhtaar roobow abu mansuur.
waxayna ka dalbadeen in uu isku soo taago musharaxnimada xilka Madaxweyne nimo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
ka dib markii ay arkeen rabitaanka shacabka reer koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxaa ayaamahan dambe si aad ah loo hadal hayaa in uu isu soo sharaxayo Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur Xilka madaxweyne nimo ee KGS
















